Saxilnews.com
Daawo:-Abwaan Hurre Walanwal Oo Ka Hadlay Shaqo La’aanta Somaliland Ka Taagan Kana Dhawaajiyey In Dad Gaar Ahi Ay Xayndaabteen Dhulalkii Shaqo Abuurka Laga Samayn
April 19, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Abwaan Hurre Walanwal oo kamid ah abwaanada waa way nee Somaliland ayaa ka hadlay shaqo la’aanta Somaliland ka taagan iyo waliba qaabka loo abuuri karo shaqo abuur.

Waxaana uu Abwaan Hurre Walanwal ka dhawaajiyey in dhulalkii shaqo abuurka laga samayn lahaa ay ooteen isla markaana xayndaab ku wareejiyeen dad gaar ahi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=M68ikYIY03Y

COMMENTS
Latest News