Saxilnews.com
Daawo:-Abwaan Aadan Tarabi Oo Ka Hadley Kulankii Abwaanada Iyo Saddexda Xisbi Qaran Dhexmaray
January 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilnewsNews):- Abwaan Aadan Tarabi oo ka mid ah abwaanada Somalilandwaxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta la yeesheen gudoomiyayaasha saddex xisbi qaran

 

Abwaanka ayaa waxaa uu sheegay in saddexda gudoomiye iska laab xadheen wax kasta oo ay warbaahinta isku mariyeen isla markaana ay is calool xadheen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News