Saxilnews.com
Daawo Aas Qaran Oo Dalka UK Loogu Sameeyey Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) Iyo Shacab Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay Kana Waramay Taariikhdiisa
September 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Alla haw naxariistee Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa aas qaran  loogu sameeyey magaalada London ee dalka UK,waxaana aaska marxuunka ka qayb galay shacab tiro badan iyaga oona ka xog waramay taariikhda Cismaan Hindi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?time_continue=105&v=Fm8ca3sndHs

COMMENTS
Latest News