Saxilnews.com
Daaw:-Boqor Buurmadow Oo Saaka Ka Dhex Hilaacay Mid Ka Mid Ah Xisbiyada Somaliiland Iyo Nuxurka Qudbad Uu Ka Jeediyey
January 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somalilandayaa waxaa uu saaka si lama filaan ah uga dhex hilaacay xaflad uu qabsadey xisbiga mucaaridka ah ee UCID .

Boqor Buurmadow oo madashii xaflada qudbad ka jeediyey waxaa uu amaan xoogan u jeediyey gudoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe isaga oo ku sifeeyey in u yahay shaqasi uga laxo jecelo badan Somaliland

 

Sidoo kale Boqor Buurmadow waxaa uu sheegay in aanu jirin musharax ka mudan Faysal Cali Waraabe marka la eego musharaxiinta maanta tartameysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News