Saxilnews.com
Daahfurka Munaasibad Loo Qabtey Dhismaha Jaamacadda All-Cirfaan Ee Arabsiyo iyo Qaadhaanka Loo Gurayo
March 31, 2018 - Written by indho indho

Hargeisa(Saxilnews.com)
Daahfurka Munaasibad Loo Qabtey Dhismaha Jaamacadda All-Cirfaan Ee Arabsiyo iyo Qaadhaanka Loo Gurayo
Munaasibad Si heer sare ah Loo soo agaasimey,islamarkaana,lagu soo bandhigayey Dhismaha Jaamacada Al-Cirfaan ee Magaalada Arabsiyo,ayaa lagu Qabtey Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle,Wasiir-kuxigeenka Gaadiidka Hurumarita Jidadka Sahal Maxmaed Jaamac,Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane,Cuilmada Waaweyn ee Somaliland,Ganacsatada,Aqoonyahan,Waxgarad,iyo Duqeyda iyo Dhalinyarada Kasoo jeeda Gobolka Gabiley,iyo Degmada Arabsiyo,iyo Marti sharaf kale.

Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland,Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle,oo ugu horeyn halkaa ka Hadley ayaa,siweyn usoo dhaweeyay,Dhismaha Jaamacadan,isagoo ugu baaqey Guud ahaanba Ganacsatada kasoo jeeda Gobolka Gabiley,Waxgaradka iyo aqoonyahankuba in ay

 

COMMENTS
Latest News