Saxilnews.com
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Oo Baaq Nabadeed U Direy Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martay Deegaanada Hoos Yimaada Degmada Ceel-afwayn
September 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Cuqaasha,waxgaradka iyo isimada gobolka sool ayaa maanta baaq nabadeed u direy laba beelood oo shalay ilaa xalay dagaal ku dhex marayay deegaano hoos yimaada gobolka sanaag gaar ahaana degmada ceel-afwayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News