Saxilnews.com
CUKUSE: Shir Siyaasadeed Dhalanteed ah Looa Baahna
April 21, 2015 - Written by admin

Wasiirka wasaarada warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse oo Maanta magaalada Burco kaga qayb galay shirweynaha lagaga tashanayo arimaha dhulka ayaa sheegay in shirarka loo baahan yahaya ay yihiin kuwa lagaga hadlayo waxyaabo bulshada aayaheeda khuseeya, laakiin aan loo baahnayn in lagu baaqo  shirar siyaasadaysan oo aan wax faa’iido ah lahayn.

COMMENTS
Latest News