Saxilnews.com
CONGRATULATION TO ALL BURSADE STUDENTS AND CLASSES
March 25, 2015 - Written by admin

Waxaan maanta Halkan Hambalyo Balaadhan oo Kal iyo Laab ah aan haawada u Marinyaa Guud ahaaan Ardayda wax ka Barata Dugsida Sare ee Bursade,waxaan idiinku Hanbalyeynayaa arimahan hoos ku xusan,,,
1 Aqoontaad soo bandhigteen,,,,, mashaa’alaah
2.Edaabtaad soo badhigteen ….. la idin ma cawryee
3. Isu hanayntaad soo bandhigteen ,,,,,cajiiiiiiiiiiiiib
4.xuskaad xusteen maamulkiina iyo macalimiintiinaba ,,,,,,mahadsanidiin
5.Waad istaahishaan in la idinku faano ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
intaas ka bacdi waxaan halkan uga mahadnaqayaa shirkada telesom oo garab istaagtay tartan aqooneedka iyo madaxdii kale ee inagala soo qayb gashaybaa,
Fasalka Four A wuxuu qaaday koobkii fasalada afraad ee Aqoonta
Fasalka three D wuxuu qaaday koobkii fasalada sedexaad ee Aqoonta
fasalka three A akhlaaq wanaaga three yada
fasalka three B Horumarinta iyo hagaajinta fasalkood
intaas ka bacdi dhawaaan waxa bilaabmi doono hadii alle idmo kii form ones ka iyo kii two yada

COMMENTS
Latest News