Saxilnews.com
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Magaalada Taleex Gaadhay
April 22, 2015 - Written by admin

Taleex (Saxil News.com)-Ciidamada Qaranka ayaa Maanta si rasmi ah u Gaadhay Magaalada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo kadib markii laba beelood oo Walaalo ah ay maalintii shalay Shaqaaqo Gacan ka hadal ahi ku dhex martay Deegaankaas taas oo sababtay Khasaare Dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

 

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News