Saxilnews.com
Ciidanka Booliska Berbera Ayaa Gacanta Ku Dhigay Khamrigii Ugu Badnaa Ee Berbera Soo Gala Sanadkan Nooca Loo Yaqaan DRY GIN
March 21, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Ciidanka Booliska Berbera Ayaa Gacanta Ku Dhigay Khamrigii Ugu Badnaa Ee Berbera Soo Gala Sanadkan Nooca Loo Yaqaan DRY GIN Itoobiya Lagu Sameeyo Ciidamada Amaanka Ayaa Xiliyadii Danbe Ee Habeen Hore Khamrigaasi Ku Qabtay Koontrolka Dhinaca Bari Ee Magaalada Berbera .

 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News