Saxilnews.com
Ciidamda Taraafikada Oo Saaka Shaqooyin Cusub Ka Bilaabay Gudaha Magaalada Hargeysa
March 28, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Ciidamada nabad galyada wadooyinka ayaa waxaa ay saaka shaqooyincusub ka bilaabeen gudaha magaalada Hargeysa .

Shaqadan cusub ayaa waxaa ay tahay ciidamada oo wadooyinka kaga jaraya baabuurta bacda madow ee loo yaqaano (Beer -Sool)

 

Dhawaan ayay aheyd markii wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka Boolisku ay soo saareen amaro ay bacdaasi ku joojinayaan

COMMENTS
Latest News