Saxilnews.com
Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Hawl Gallo Adag Oo Baadhis Ah Ka Sameeyey Caasimada Hargeysa+Sababta
August 13, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Ciidamada laanta socdaalka Somaliland ayaa maanta hawl gallo culus oo baadhis ah waxay ka sameeyeen gudaha caasimada Hargeysa,iyaga oo baadhayay gaadiidka isla markaana waydiinayay dadka wadada maraya iyo dadka gaadiidka wataba kaadhkii dhalashada Somaliland.

Dadka aan sidan kaadhkan ayaa waxa loo qaadayay dhankaa iyo xarunta laanta Socdaalka Somaliland.

COMMENTS
Latest News