Saxilnews.com
CIIDAMADA KENYA OO SI LAMA FILAAN AH UGA BAXAY DEEGANO AY NABAD ILAALIN U JOOGEEN
March 4, 2019 - Written by editor

Moqdisho(saxilnews.com)-Ciidamada Kenya ayaa shalay si lama filaan ku noqotay mas’uuliyiinta Gobolka Gedo ee Somalia uga baxay magaalada Faaxadhuun ee Gobolkaas Gedo, taasi oo markiiba ay la wareegeen maleeshiyada ururka Al-Shabab.

Waxaa jirta cabsi ah inay sidaasi oo kale ciidamada Kenya ka baxaan magaalada Busaar oo ay kaga harsan yihiin Gobolka Gedo.

 

 

 

saxilnews.com

COMMENTS
Latest News