Saxilnews.com
Ciidamada Booliska Gobolka Sool Oo Hawl-gal Ay Sameeyeen Kusoo Qab-qabtay Khamri Tiro Badan Iyo Xukunada Lagu Ridey Eedaysanayaashii Khamriga Lagu Qabtay
September 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Ciidamada booliska gobolka sool ayaa hawl galo ay sameeyeen waxay kusoo qabqabteen khamri tiro badan,waxaana maxkamaddu eedaysanayaashii lagu soo qabtay khamriga lagu xukumay xukun ganaax lagacadeed iyo xadhigba iskugu jira.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News