Saxilnews.com
Chattam House oo Warbixin Kasoo Saaray Somalia
September 4, 2015 - Written by admin

Machadka Chattam House ee magaalada London ee dalka Britain, ayaa soo saaray warbixin ka kooban 20 bog oo arrimaha Soomaaliya ku saabsan.

downloadimages

Warbxintan, ayaa waxa ay ku saabsan tahay cilmi baaris uu aqalka Chattam House ka sameeyey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan hiigsiga sanadka 2016-ka, hannaanka federaalka iyo dhismaha maamul goboleedyada.

Warbixintan, ayaa waxaa lagu sheegay in beesha caalamka aysan ogolaan doonin in hay’adaha dowladda ee iminka jira ay sameystaan waqti kororsi, ay xilka kusii dhaafsanayaan bisha August ee sanadda 2016.

 

 

 

maxamed xasan

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News