Saxilnews.com
Cali Khaliif Oo Maanta Hargeysa Ku Soo Laabtey Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Madaarka Ku Soo Dhaweeyey +  Sawiro
June 1, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa saakadib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa ka dib markii uu dhawaan ka dhoofay isaga oo ku sii jeeda magaalada Nairobe ee dalka Kenya .

 

Cali Khaliif ayaa waxaa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey masuulyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wasiirul dawlaha wasaarada waxbarashada .

Waxaa la filayaa in maalmo kooban uu Cali Khaliif Hargeysa ku sugnaan doono isla markaana uu u bixi doono deeganadii uu madaxweynaha ka ahaa ee Buuhoodle

 

COMMENTS
Latest News