Saxilnews.com
CALI GURAY OO U HANJABEY MASUULYIIN XUKUUMADA MADAXWEYNE SIILANYO KU JIRA + MUUQAAL.
July 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (SaxilNews):- Mujaahid Cali  Yuusuf Axmed (Cali Guray ) Gudomiye ku xigeenkii saddex ee xisbiga UCID oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu fariin hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey masuulyiin ka tirsan  xukuumada Madaxweyne Siilayo .

Muj.Cali Guray ayaa waxaa uu masuuyiintaas ku sifeeyey qaar daba ka wada khilaafka xisbiga UCID isla markaana waxa uu ugu baaqay in ay soo badheedhan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News