Saxilnews.com
Cadaalad Darada Beesha Caalamka Iyo Mooganaanta Somaliland Hubka Somaliya Lagu Deeqay
March 7, 2015 - Written by admin

Waxaa Cuno Qabatayn Dhinaca Hubka Ah  Ay Saarnayd Mudo Gaadhay Ilaa 1991kii Sano Wadamada Somalida Balse Mudowga Yurub Ayaa Manlintii Shalay Hub Iyo Gaadiid Ku Deeqay Wasaarada Gaashan Dhiga Somaliya .

Talaabadani Ayaa Ka Hor Imanaysa Talaabooyinkii Hore Uga Yaalay Beesha Caalamka Dhinaca Hubka Somalida Taasi Oo ay wakhtigii Horena Sabab U Ahayd Joojinta Hubka Somalida Dawlada Somaliya

Waxaa Loo Baahan Yahay Inay Xukuumada Somaliland Ay Ka Hadasho Arimo Dhinaca Hubaynta Somaliya

Halkan Ka Daawo : Hubka Iyo Gadiidka Somaliya Lagu Deeqay

 

 

Samaale

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News