Saxilnews.com
Caanaha Samayska Ah. WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
April 3, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
nidaam ganacsi oo leh sifo caafimaad oo lala socdo tayadooda samays warshadeed ee dalalka soo sameeyey oo ka diwaan gashanaa hayada

264 ayey kor usii dhaafayaan  noocyada  caanaha  milk bowders oo  ka yimaada dibada soona gala dalka jsl iyadoon aanu jirin  sharci caafimaad oo lagula socdo  tayadooda fayadhor free port  somali land

waa in company caanah dalka keena  ay kasoo ururiyaan caanahoda  ka hor  gooba ganacsi markay mudo bil ah ka hadhay si loogu gudbiyo laamaha fayadhowrka  ee dawliga ah iyadoo la ilaalinayo  fayaqabka bulshada isticmaasha caanaha sida caruurta iyo wayeelka jilicsan  madaama aynan awood qalab  dalkeena jirin oo lagula socdo tayada caanaha  hayada ay khusayso soo galida dekadaha iyo airport dalka  iyo  isbadalka cimilo eeku samaysmi kara  caanaha waqtiga keenista ganacsi  lasocodka isbadalka heerkulka kaydinta dajinta
 

COMMENTS
Latest News