Saxilnews.com
C.raxmaan Faroole oo Madaxweyne Xigeenka Somaliland Casuumad Dhaqan u samee
July 29, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada.

 

Hargaysa // Desk

saxilnews005@gmail.com

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News