Saxilnews.com
BULSHADA GABILEY MA SUGEEYSO XIL WASIIR BALSE WAXAY U DHAGOTAAGAYSAA MAGACAABISTA JANAANKA CIIDANKA
March 11, 2015 - Written by admin

tan iyo markii ay soo shaacbaxday isku shaandaaynta golaha wasiirada xukumada sl ee uu madaxweyne golaha axmed siilaanyo isku shaandhayntaa uu ku sameeyey ayaa axaa iska soo daba baxayey dareemo kala duwano dadka ree rgabiley ay ka bixinayeen sidoo kale marka la eego xilalka ay ka baxeen labada wasiir ee wasiirka maaliyada , iyo wasiirka warshadaynta ayaa samayn ku yeeshay dareenka reer gabiley mudane cabdicasiis maxamed samaale oo isagu ahaa wasiirka ugu miisaanka iyo saamaynta badanaa wasiirada gobolka gabiley ka soo jeeday ayaa 80% soo dhaweeyeeyn waaxanay madaxweynaha isku shaandhayntiisa golihiisa maadaamo o orag culush ka hayey ay baneeyeen jagooyinkii wasiirnimo oo inta badan mushkiladaha deegaannka gobolka gabiley ka jiray ragaadkan ka dhigay ayaa ahaayeen kuwo masuulka ka aah isla markaana loo aanaynayey gacansiinta maamulka fadhiidka ah hadaba mara ay dhinaca kale ka eegno isku shaandhaynta ayaa waxa bulshada reer gabiley oo si weyn uu soo dhoweeysay banaanayn xilka wasiirka warshadaha sl uu baneeyey taas oo ay sheegayaan in madaxweyne siilaanyo ay uga fadhiyaan kaliya magaacabista taliye ciidanka qaranka jsl muj nuux taani taas oo ay sheegaysaan in ay tahay ta kaliya ee ay ku ilaabi karaan sidii foosha xumayd ee madaxweyne siilaanyo xilka uga qaaday janaanka ciidanka qaranka oo run ahaantii sababay u ahayd kala xidhiidh furashada ku timid bulshada reer gabiley iyo xukumada madaxweyne axmed siilaanyo ayna u arkeen inuu ahaa tiir dhaxaadkii dhismaha ciidanka qaranka ee suurtagaliyey badbaadiyeena qaranka in waxa isdhaafdhaafin ay ku shubasho ka dhacdo doorashadii uu xisbiga kulmiye ku guulaysy kadib markii uu ciidanku qaranka heegan galiyey kuna amray inaynabad gelyada iy habsami u socodka aanay ciidna wax faro galiyey ah ku samayn mudada doorashadu socto waxa xasuusgaara mudan in taliyihii dhiigiisa ahaa ee ciidanka booliska uu si cad u diiday ilaalinta nabadgalyada iyo faro galinta xukmadii xilka laga gel wareegay sheegayna inaanu xilka qaadi karin guntii yo gabagabadii waxay bulshada reer gabiley u dhag taagayaan maaha xilwasiir abiib tima cad lagu badelo ee waa magaacabista janaanka ciidanka qaranka jsl jaan nuux taani o run badan ka nin u qolaha xilka isla markaana wax badan ka tari kara xidhiidhka milatariga ee ka dhaxeeya soomaalind dawlada itoobiya iyadoo la og yahay in sarkaal kee ciidanka qaranka jsl ee sanad kastiiba loo diri jiray tababtka kuliyadaha ciidanka milatariga ee itoobiya dabadii is taagey ka dib markii si foolxun xilka looga qaada iyadoo si weyn looga biyo diiday xilka qaadistiisa

Qoraa Maxamed Biid
Maxedbiid@gmail.com
Gabiley

COMMENTS
Latest News