Saxilnews.com
BOQOR RAABI UMAANU DIIDIN IN UU MADAARKA KA DHOOFO EE WAXAANU U DIIDNEY IN UU MADAARKA KULA KULMO MASUULYIIN REER SOMALIYA AH ” MAAMULAHA MADAARKA HARGEYSA
September 6, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Maamulaha madaarka  Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaciil ayaa waxaa uu ka hadley hadalo ka soo yeedhay  boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maalintii shalay aheyd warbaahinta u sheegay in laga hor istaagey in uu madaarka ka dhoofo

Maamulaha ayaa waxaa uu sheegay in aanay wararkasi aanay waxba  ka jirin  balse boqor Raabi laga hor istaagey in uu qolka nasashada ee V.I.P ee  madaarka Hargeysa  kula kulmo masuulyiin rer Somaliya ah oo madaarka Transit ku ahaa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News