Saxilnews.com
War Deg Deg Ah Dab Ka Kacay Dekeda Berbera Qeybta Koonteenarada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
June 18, 2017 - Written by admin

Berbera(Saxilnews.com)-War Deg Dega Dekada Berbera Qaybta Loo yaqaan Barxada Wajaale Oo Gubanayasa iyo Qiiqa Ololka Oo Cirka Isku Shareeray, Illaa Iminka lama garnayo waxa Gubanaya Iyo Waxa uu dabku Ka dhashay Toona , Lamana Ogala Cid Gudahaha u gasha Goobta Dabku Ka Kacay Oo Olo Ba,ani Kasoo Baxayo ,

Dabkan Ayaa La arkay Uun Markii salaada Maqrib la Tukaday Wararka Debada Usoo Baxay Ayaa Tibaaxaya In Koonteenaro Meesha Yaalay Dab ka Dhashay, Taasina Aay sababatay Dabkaa Cirka Isku Shareeray, Goobtan Gubanyasa Oo Loo yaqaan Barxada wajaale Ee Dekeda Berbera Ayaa kaabiga Ku haysa , Haamaha Shidaalka Berbera, iyo Shirkadaha Keena Gaaska wax Lagu karsado , Dabcana Xarumo Khatar Isku Ah Ayaa Is Kulaalaya,

Maareeyaha Waaxda Faraca Bada Ee Dekada Berbera Axmed Yuusuf Dirir Oo  Khadka teloofanka Kula Hadlay shabakada Wararka Berberatoday.com Ayaa Sheegay In Ay wali Baadhayan waxa dabka Kiciyay iyo sababta keentay.

Wararka Udanbeeyayna waxay Sheegayaan In La damiyay dabkii Kacay Kala soco Wixii Warka Soo Kordha Dabkan Dekeda Berbera ka Kacay .

Shabakada Wararka Ee Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News