Saxilnews.com
Berbera Ololaha Nadaafada Oo Siwayn Looga Oogay Iyo Haayadaha Dawlada Oo Si Wayn Uga Qayb Galay
April 7, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Magaalada Dekedda ah ee Berbera waxaa maanta si weyn looga fuliyey ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda Magaalooyinka oo loo qoondeeyey inuu qabsoomo maanta oo ku beegnayd Salaaso, 7 April. waxana ololaha ka qayb qaatay mas’uuliyiinta heer gobol iyo heer degmo oo ay taageerayaan cududii fulisay ololaha oo ka koobnayd qaybaha bulshada rayidka ah oo ay horkacayso Dawlada Hoose ee Magaaladaasi.

11091328_10206184812409921_8291983815832193732_n 11102679_10206184811969910_4389936611088036250_n 11102726_1615923941975334_8948891699702290521_n 11102889_10206184813249942_6109594366787135957_n

 

 

Saxilnews.com// Berbera

Mukhtar Abdirahman

Berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News