Saxilnews.com
Banaanbaxayo Ayaa Ka Socda Dalka Sweden Lagaga Soo hor Jeedo Waalid Caruurtoodii Laga Qaaday “
June 12, 2017 - Written by admin

Trollhättan (Saxilnews.com)- kumanaan Ka Mid Ah Bulshada Somaliyeed Ee Degan Magaalada Trollhättan Ee Cariga Wadanka Swedan Ayaa Maanta Banaan baxayo Aan Kala Joogsi Lahayn Ka Sameeyaay Magaalada Trollhättan Ee Galbeedka Wadanka Swedan

Tan Iyo Waqtigii Mudaharadkaasi Socoday Ayaa Guud Ahaanba Wax Istaagay Lana Xidhay Qaybo Ka Mid Ah Wadooyinka Halbawlaha U Ah Magaalada Trollhättan iyadoo Sidoo Kalena Ay Istaagtay Shaqadiii Laga Qaban Jiray Maamuka Dawlada Hoose Ee Magalada Trollhättan Oo Maant Si Deg Deg Ah

Kadib Markii Maamulka Magaalada Trollhättan tro dhan 7 Caruura Kala Wareegay Waalidkii Dhalay 2017.04.06

Iyadoo Maanta Loo Balan Sanaa Banaan Baxyo Socon doona Mudo Labo Cisho Ah Oo Salmi Ah Ayaa Mudadii Uu Socoday Mudaharaadkaasi Isla Maanta Oo Taarikhadu Tahay 2017.06.12 Maamulka Magaalada Trollhättan Isla Maaanta Hadana Gacantooda Kula Soo Wareegeen Laba Caruura Oo Kale

Hadaba Arintan Ayaa Gabi Ahaanba Fajac Iyo Amaakaag Ku Noqotay Guud Ahaanba Shacabka Soomaaliyeed Ee Degan Magaalada Trollhättan Oo Iyagu Iswaydiinayaay Sabaabaha Hadana Keenay In Mudada Uu Socoday Mudaharaadku Ay Qaatan Laba Caruura Oo Kale

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Midnimo Sh.Yaasin Oo Aan Wax Ka Waydiinay Sabaabah Keenay Waqti Xaadirkan In Iyadoo Lix Caruur Ah Loo Banaan Baxsan Yahay IN Hadan Labo Kale Lagu Darsado Ayaa Wax Uu Yidhi …

Maamulka Magaalada Trollhättan Go.Aan Wax Uu Ku Gaadhay Caruurteena Inuu Qaato Maalinba Qaar Bulshada Soomaaliyeed Wax Aan Leeyahay Meelkasta Oo Aad Ka Joogtan Swedan Waa Inaad Dareenkiina Soomaalinimo Nagu Caawisaan Maanta Waan U baahanahay Xoogina Maskaxadiina Taladiina Qof Waliba Waa Arkaa Waana Dareemi Karaa Dareen Hooyo Iyo Aabe Laga Qaatay Nuur kii Indhahooda Oo Ahaa Ubadka Ay Indhahoodu Ku Raaxaysan Jireen
Qofkastaaba Ha Ogaado Maanta Hadanay Ku Haysan Ogow Bari Way Ku Dultaala Seeftu Markaa Bulshada Soomaaliyeed Wax Aan Leenahay Maanta Dareen Isku Midah iyo Go.Aan Isku Mid Ah Han Ka Qaadano Arinkaa Foosha Xun Ee Maalin Walba Caruuraheena Lagu Qaadanayo

Isku Soo Wada Duubo Bulshada Soomaaliyeed Eek U Nool Magaalada Trollhättan Ayaa Arinkani Wax Uu ku Noqoday Mid Joogta Ah Sanad Walba Halka Sanadkan Gudahiisa Sagaal Caruurah Lagula Wareegay Waalidkii Dhalay

COMMENTS
Latest News