Saxilnews.com
Ballan-qaadkii Waxbarashada Bilaashka Ah Ee Madaxwayne Siilaanyo Ololaha Ku Galay Oo Beenoobay,Dugsiyadii Waxbarashada Oo Lacago Dheeraad Ah Lagu Kordhiyay
August 14, 2017 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Ballan-qaadkii waxbarashada bilaashka ah ee madaxwayne Siilaanyo ololaha ku galay wakhtigii doorashadii 2010 ayaa noqday kuwo madhalays ah,waxaana dugsiyadii waxbarasho ee dawlada lagu kordhiyay lacago dheeraad ah,iyaga oo dadka danyar ah ee ku nool magaalada Burcona qaylo dhaan ka muujiyey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

COMMENTS
Latest News