Saxilnews.com
Badhsaabka Gabiley Ayaa Ka Hadlay Hishiiska Cusub Itoobiya Iyo Somaliland Ee Diridhaba Iyo Qodobadii Ugu Muhiimsanaa.
September 25, 2015 - Written by admin

Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Ayaa Ka Waramay Heshiiskii Dhex Maray Somaliland Iyo Itoobiya Kaasi Oo Ka dhacay Magaalada Diridhaba Waxaanu Sheegay Inuu Ugu Mihiimsanaa Iskaashiga Dhinaca Nabada Galayda Labada Dal Iyo Meel Uga Soo Wada Jeedsiga Wax Kasta Oo Dhibaataynaya Arimaha Dhinaca Nabadgalyada Iyo Qodobo Kale

Hoos Ka Daawo Hadalkiisa Oo Dhamaystiran .

 

Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News