Saxilnews.com
Badhasaabka Gobalka Awdal oo Ka Dhawaajiyay in 15 Hay’adood oo ku Sugan Boorama inaanay Shaqayn
July 20, 2015 - Written by admin

Boorama(Saxilnews.com)-Badhasaabka Gobolka Awdal Md: Maxamuud Cali saleebaan ramaax ayaa ka hadlay hayadaha dawlada ee ku sugan
gobolkaasi ,isagoo sheegay in ay 15 hayadood oo gobolka ku sugani aanay shaqaynin waxaana uu wacad ku maray in uu haydaahaasi fadhiidka ahi uu u gudbin doono wasiirka hadii wasiirku ka hawl gali waayo arrinkaasina waxa uu badalkeeda sheegay in uu madaxwayne Silaanyo hor dhigayo .

COMMENTS
Latest News