Saxilnews.com
Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Ka Doodaya Heshiiska Dekada Berbera
March 12, 2018 - Written by indho indho

Berbera(Saxilnews.com) Monday, March 12, 2018 07:49:25
Ciidamada Booliska ayaa sidii caadada aheyd waxa ay xidheen wadada horumarta xarunta Golaha Shacabka, waxaana loo diidaya

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta ka doodaya heshiiska saddex geesoodka ah ee ka dhaxeeya dawlada Somaliland, Itoobiya iyo shirkada DPWorld ee laga leeyahay dalka imaaraadka Carabta.

Kalfadhigan ayaa sida ay sheegtay warbaahinta Universaltv xildhibaanada lagu wargeliyay xalay inay iskugu yimaadaan si looga hadlo heshiiska saddex geesoodka ah. .

Ciidamada Booliska ayaa sidii caadada aheyd waxa ay xidheen wadada horumarta xarunta Golaha Shacabka, waxaana loo diidayaa inay halkaasi maraan gaadiidka rayidka iyo Mootooyinka Bajaajta.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka labada Aqal ee Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka.

Heshiiskan saddex geesoodka ah ayaa

 

COMMENTS
Latest News