Saxilnews.com
BAAHIN QANDARAAS Berbera Bus Terminal Station Project BHD/19/2015
May 29, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Gollaha deegaanka ee degmada Berbera wuxuu ka helay maalgelin Qaramada Midoobay mashruuceeda Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG)

BAAHIN QANDARAAS

 

Gollaha deegaanka ee degmada Berbera wuxuu ka helay maalgelin Qaramada Midoobay mashruuceeda Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG),waxaanay doonaysa in qayb ka mid ah maalgellintaa uu u isticimaalo mashaariic horumarineed.Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada Berbera waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.

 

  1. Berbera Bus Terminal Station Project BHD/19/2015

 

Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa Golaha deegaanka laga billaabo taariikhda: 26/5/2015 ilaa 9/6/2015 qiime ah $10 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

 

Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee  qoraalkan ku xusan.

 

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: 

 

Wakhtiga 08:30 am Taariikhda 9/6/2015. 

 

Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa 9/6/2015 saacadu markay tahay 10:30  ilaa 04:30 pm

 

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin qandaraaslayaasha ama wakiiladoodu.

 

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo ee taariikhdu tahay 26/5/2015 waqtiga 09:00 subaxnimo, Goobta Hoolka shirarka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

 

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

 

No Documents Description Submitted
1 Copy Public work Registration        
2 Original – Certificate of registration From the district    
3    Original – Receipt of each bid document ($10) From the district    
4 Copy – Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc)    
5 Copy – CV’s of Project engineer with certificate Project engineer’s CV’s    
6 Copy – the company’s Profile Company profile    
7 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)    
8 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs)    

 

COMMENTS
Latest News