Saxilnews.com
Marwada Qaranka Somaliland oo Dhagax dhigta Xarun cusub oo lagu daryeeli doono Dadka Maskaxda ka buka, Oo Laga Dhisidoono Caasimada
September 1, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)
Marwada oo dhagax dhigtay xarun lagu daryeeli doono dadka aan dhnka maskaxda ah
Marwada Qaranka Somaliland oo Dhagax dhigta Xarun cusub oo lagu daryeeli doono Dadka Maskaxda ka buka, taasi oo laga hirgelindoono Xaafada Masalaha, dhismeheeda iyo kharashka ku baxayana ay kafaalaqaadeen haweenka gaaroodi oo iyaguna goobjoog ahaa.
waxa kale oo marwada ku wehelinaayey dhagaxdhigaasi wasiirka Caafimaadka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada Mudane Cabdicasiis Caga-weyne ahna ku simaha Maayarka ah iyo Xildhibaano tiro badan oo kale.
DSC_0165
DSC_0171
DSC_0175
DSC_0177
DSC_0178
DSC_0181
DSC_0184

Saxilnews005@gmail.com
Hargaysa // Desk

COMMENTS
Latest News