Saxilnews.com
ARMAAJO LABADA QOLO EE UU UGU NECEB YAHAY, WAA JABUUTI IYO SOMALILAND”..XILDHIBAN AAREEYE”DAAWO MUUQAL
August 2, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Xildhibaan Cali Aareeye oo ka mid ah mudanayasha golaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlayay isbedelada ka socda wadamada Gees Afrika ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo wadamada uu aadka u neceb yahay ay ka mid yihiin Somaliland iyo Jabuuti.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

COMMENTS
Latest News