Saxilnews.com
Ardaydii Ka Baxday Imitiaankii Dugsiga Hira Ee Berbera Ayaa Socdaal Ku Tagay Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil
March 27, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Ardayda Wax Ka Barata Dugsiga Hoose Dhexe Hira Ee Magaalada Berbera Ayaa Safar Ugu Gaaban Ku Tagay Magaalada Qurxoon Ee sheekh Kadib Markii Ay Maamulka Macalinmiinta Dugsigaasi ay Abaal Uga Dhigeen Safar Dalxiis Ah Oo Dabada Ku Hayey  Gudashadii Imitixaankii Teramka AMa Yaraa Ee Dugsigaasi Hira Ee Magaalada Berbera

IMG_1168

Arday Ayaa Safarkoodan Kusoo Maray Goobaha Taariikhiga Ah Ee Degmada Sheekh Iyo Waliba Dugsiga Boodhinka Ah Ee Sheekh Secondary School

Waxay sidoo Kale Tartamo Maaweelo Iyo Kadis Isugu Jira Uga Qabsoomay ARdydaasi Buuraha Dawga Ee Degmada Sheekh

IMG_1315 (1)

Maamulka Dugsiga Ayaa Ardayda Halkaasi Ugu Qabtay Tartamo Dhiirigelin Ah Oo Ay Ardaydaasi Ku Tartamaayeen Dhinaca JAWAANADA Lagu Ordo Iyo Beedka Afka Lagu Qaado ,Aradayda Ayaa halkaasi kusoo Bandhigay Ciyaaro Xiiso Badan Intii ay Ku suganayeen Buuraha Iyo Beeraha Qurxoon Degmada Sheekh

IMG_1342

Ardayda Ayaa Halkaasi La Kulmay Maamulka Dugsiga SOS Ee Degmada Sheekh Iyagoo Halkaasi Ay Kala Hadleen Arimaha La Xidhiidha Dhinaca Wax barashada Ee Dugsiga Sheekh Madaama Ay Kujiraan Dugsigii Dhexe Doonayaan Inay Kamid Noqdaan Ardayda Ugu Saraysa Ee Ku Guulaysata Dugisga Sos Ee Magaalada Sheekh .

IMG_1679

Ardayda Ayaa Sidoo KaleBooqday Beeraha Hoyga Saytuunka Ee Degmada Sheekh ,Beerahaasi Oo Mudo Daawanayeen Iyagoo La Dhacsanaa Quruxda Iyo Khayhraadka Dhulkeena Alle Ku Beeray

Maamulaha Dugisgaasi ayaa Ardayaasi Waday Oo AY Whelinayaan Qaar Ka Mid ah Ardayda Wax Ka Dhigta Dugsigaasi Hira

Waana Markii Ugu Horaysay Ee Ay Aradaydaasi Socdaal Ku Tagaan Degmada Sheekh

IMG_2213 (1)

 

 

berbera2002@gmail.com

 

 

 

COMMENTS
Latest News