Saxilnews.com
AMP. BAASHE CAWIL OO WAX LAGA WAYDIIYEY HANTIDA, MANSABKA IYO AWOODDA DAWLADNIMO EE UU KU HELAY XIDIDNIMADA IYO HESHIISKA DP-WORLD + MUUQAAL.
July 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Milicsiga Siyaasiga Iyo Universal Tv: Safiirka Somaliland Ee Dalka Imaaradka Baashe Cawil Cawil Waraysi Qoto-dheer kaga waramay Arrimo dhawra oo ay kamid tahay heshiiska Dekeda Berbera ee DP World iyo Su’aalo suuqa laga waydiiyey awoodaha uu ku helay habka xididnimo iyo hantida la sheego in uu ku leeyahay meelo badan oo caalamka ah. waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News