Saxilnews.com
AMANKA MAGAALOOYINKA LAASCAANOOD IYO CEERIGAABO OO SI XOOG AH LOO ADKEEYEY IYO SABABTA
November 24, 2018 - Written by editor

ceerigaabo(saxilnews.com)-Amaanka magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo ayaa xukuumada Somaliland ay si xoogan u adkeysay  magaalooyinkaas oo la filaayo inuu safar ku tago madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .

 

Magaalooyinkan ayaa waxaa la geeyey ciidami dheeraad ah , iyada oo hore ay halkaas u sii  joogeen wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Biixi kuwaas oo ku hawlanaa qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News