Saxilnews.com
Amaanka Moqdisho Oo Maanta Aad Loo Adkeeyey Iyo Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Magaalada Oo La Xidhay + Sababta
March 1, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa saaka xidhan qaar ka mid ah Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaanaloo xidhay Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka oo saaka ka furmaya xarunta Golaha shacabka, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.

Image may contain: outdoor

Kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixin doonaa Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xasan Cali Kheyre, waxaana si rasmi ah u furi doona iyadoo Madaxweyne Farmaajo

 

Ciidamada ammaanka ayaa lagu arkayaa waddooyinka muhiimka ah, isgoysyada, waxaana qeybo badan ka xidhan wadada Maka Al-Mukarama.

 

COMMENTS
Latest News