Saxilnews.com
AKHRISO”WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO ISKU SHAANDHAYN KU SAMEEYAY SHAQAALAHA WASAARADIISA IYO MASUULYIIN LAMA TAABTAN AHAA OO AY SAMEYSAY
December 29, 2017 - Written by editor

HARGEISA(Saxilnews.com)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland

 Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Shaqaalaha Wasaaradiisa.

Isku shaandhayntan ayaa saamayn ku yeelatay Masuuliyiin aan xilalkooda la taaban jirin kuwaas oo muddo dheer soo hayay boosaska ay fadhiyeen, halka uu kuwo kalena soo dalacsiiyay.

COMMENTS
Latest News