Saxilnews.com
Akhriso :- Wakhtiga Uu Soo Gabo Gabeysmi Doono Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo
March 28, 2017 - Written by suxufi

Jabuuti(Saxilnews):- Waxaa 25 bishan magaalada Jabuuti ka furmey wajigii saddexaad ee wada hadalkaSomaliland iyo Khaatumo

Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

wada hadalkan oo ilaa hadda socdey muddo saddex cisho ah ayaan si rasmi ah u soo gabo gabeysmin .

 

Waxaana xidhiidho ay shabakada Ilaysnews.com la sameyay xubnaha Somaliland wada hadalkaas u matalaya ay u sheegeen in wada hadalkaasi oo soo dhamaan doono maalinta Arbacada ah ee ay bishu tahay 29.03.2017 sida uu qorshahoodu yahay

COMMENTS
Latest News