Saxilnews.com
Akhriso : Wakhtiga Ay Dhaceyso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya Oo Lagu Dhawaaqey
January 2, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Guddiga Qaban qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka FederaalkaSoomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la qabanayo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Gudidan oo qoraal kooban soo saartey waxaa ay sheegen in gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya la dooran doono 11.01.2017

 

Sidoo kale gudida ayaa waxaa ay sheegtay in gudoomiy ku xigeenka baarlamaanka dalka Somaliya isna la dooran doono maalinta ku xigeta oo ku beegan 12.01.2017

COMMENTS
Latest News