Saxilnews.com
Akhriso] :- Qodobo Ka Soo Baxay Wadahadal Laba Geesood Ah U Socdey Madaxda Xisbiga Waddani Iyo Madax Dhaqameedka Beelaha Habar Cafaan + Sawiro
October 10, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Wada-hadal laba geesood ahaa oo muddooyinkii dambe u dhaxeeyeyMadax ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo Mudan ka soo jeeda beelaha Habar-carfaan, ayaa heshiis rasmi ah oo ka soo baxay wada-hadalkaasi, waxa lagu go’aamiyey in beelaha Habar-carfaan ay siddoodii u soo celiyaan taageeradoodii ay u hayeen Xisbiga WADDANI sida oo kale na kursigii guddoomiye ku xigeenka ee Xisbiga WADDANI na ay soo buuxiyaan beelahaasi.

Go’aankan laga gaadhey kursiga guddoomiye ku xigeennimo ee Xisbigaasi, ayaa maanta laga ga dhawaaqey kulan wada-jir ah oo ay iskugu yimaadeen Madaxda sare-sare ee Xisbiga WADDANI iyo weli ba mudanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda beelaha Habar-carfaan ee Xisbigaasi, ku waasi oo si wada-jir ah isu la qaatey in laga wada shaqeeyo danta qaranka Somaliland iyo siddii loo badbaadin lahaa dalka.

Image may contain: 10 people, people standing

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo kulankaas ka soo qeyb-galay, ayaa hadal kooban oo uu halkaas ka jeediyey, waxa uu ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Xisbiga WADDANI uu go’aan rasmi ah ka gaadho kursiga guddoomiye ku xigeennimo ee Xisbigaasi isaga oo carabka ku adkeeyey in beelaha Habar-carfaan ay ka mid ahaayeen beelahii soo dhisay misna xiliggii ururnimada ka soo saaray Xisbiga WADDANI balse shaki uu sheegay in la kala geliyey uu maanta soo dhammaaday.

Image may contain: 10 people, people standing

Image may contain: 7 people, people standing

Image may contain: 4 people, suit

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 2 people, suit

Image may contain: 1 person, standing and suit

Image may contain: 1 person, indoor and closeup

Image may contain: 4 people, suit

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, sitting, sunglasses and hat

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, suit

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
Latest News