Saxilnews.com
Akhri:- Masuul Ka Tirsan Dowladda Somaliland Oo Shacabka Hargaysi Baafinayaan + Waxaa Uu Ku Masquulay
January 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Shacabka Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Ayaa Baafinaya Maayarkii Caasimadda Hargaysa Oo Aan Inta Badan Ay La Yihiin Dadkii Soo Doortay Siddii Loola Kulmi Lahaa.

Maayarka Caasimadda Hargaysa Cabadiraxmaan Maxamuud Caydiid Ayaa Waxaa Uu Ku Masquulsan Yahay Galinka Hore Haddii Uu Yimaadaba Xafiiska Dad Ay Dani Gaari Ka Dhaxayso Oo Xalay Qayilaada Lagu Balamay.

Halka Dadka Intiisa Kale Laga Xidho Albaabadda Oo Lagu Yidhaah Shir Buu Ku Jiraa,

Waxaana Loo Sii Daayaa Cid Uu Mobilka Ka Qabtay Oo Uu Soo Amray Soo Dayntiisa.

Dhinaca Kale Waxaa Jahwareer Ayaa Ka Jira Suuqyadda Magaaladda Oo Isku Dhex Qasbay Kuwaas Oo La La-Yahay Cid Nidaamisa Waxaana Ka Seexday Maayar Soltelco Oo Ah Masuulka Ugu Sareeya Ee La Rabay In Uu Dardargaliyo Horumarka Waddankan.

COMMENTS
Latest News