Saxilnews.com
Akhri:– Magaca Fanaan Soomaaliyeed Caana Oo Gabi Ahaanba Faraha Ka Qaday Fanka Kana Toobadkeenay Iyo Sawirkiisa
June 13, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Fanaanka caanka ah ee  Soomaaliyeed Axmed Cabdikariim Maxamed (Axmed Biif) ayaa waxa uu sheegay in uu guud ahaanba ka baxay farahana ka qaaday  Fanka isla markaana uu Alle u toobad keenay isagoo ummadda islaamka ka codsaday inay usoo duceeyaan. Waxaana uu sheegay in uu noqon doono Sheekh diinta Alle ka shaqeeya.

Fanaanka ayaa waxa uu sidaasi u sheegay isagoo ku sugan masaajidka barakeysan ee Xaramka Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi.

Musawirka:– Fanaanka Axmed Biif

 

COMMENTS
Latest News