Saxilnews.com
AJIIB AKHRI WARQADDAHA WASIIR KA TIRSAN XUKUMADDA SIIRAANYO XIL QUDHA LABA CISHO SADDEX QOF MAR U WADDA MAGACAABAY
October 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(GTV): Wasiir Ka Tirsan Xumadda Siiraanyo Ayaa Tiraba Saddex Warqadood Ku Kala Magaacabay Saddex Maareeyo Oo Ay Yeelanayso Wakaaladda Biyahay Barbara.

Wasiirkan Wax Magacaabay Ee Biyaha Baashe Jaamac Ayaa Laba Maalmood Gudahood Ku Soo Saaray Saddex Warqaddood Oo Uu Saddex Qof Ugu Kala Magacaabayo Wakaaladda Biyaha Barbara.

Lama Garanayo Sababka Ku Kaliftay Wasiirka In Uu In Ka Yar Todobaad Gudihii Uu Wakaaladda Biyaha U Magacaabo Saddex Qof.

HALKAN HOOSE KA AKHRI:-

COMMENTS
Latest News