Saxilnews.com
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Austaralia Siciid Cali Guray Oo Jawaab Kuluul Ku Ganay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Axmed Kayse
July 7, 2017 - Written by Siciid dalmar

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Austaralia Siciid Cali Guray Oo Jawaab Kuluul Ku Ganay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Axmed Kayse Oo Hadal Ka Soo Yeedhay,

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dal Waynaha Austaralia Siciid Cali Guray Ayaa Jawaab Kuluul Ka Bixiiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmed Kayse Kaasi Oo Hore Hadal Uga Soo Yeedhay Iyo Safarkii U Wasiir Ku Xigeenku Ku Tegay Dalka Sucuudiga
Hadalkasi Oo Ku Saabsana In U Madaxwayne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland U Dacwad Ka Gudbin Doono Maadama U Jiijiyey Xafladii Xil Wareejinta

Afhayeenka Kulmiye Austaralia Siciid Cali Guray Ayaa Sheegay In Wasiir Ku Xigeen Ku Tilmaamay In Maleegayo Dhibaatoyin La Iskaga Horkeenayo Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada Somaliland
“Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Qorshaynta Qaranku Waa Nasiib Daro In U Maanta Yidhaado Madaxwayne Ku Xigeenku Jamhuuriyada Somaliland U Yidhaado Waxaan Ka Gudbinaya Dacwad Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Waa Astaantii Labaad Ee Qaranka Somaliland Markaa Ma Geeyo Dacwad

 

Sidoo Kale Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dal Waynaha Austaralia Siciid Cali Guray Waxaa U Ka Hadlay Safarkii U Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Axmed Kayse Ku Joogay Dalka Sucuudiga Isagoo Sheegay In Aanu Xajka U Tegin In Ku Soo Cimraysto Ee Kulamo La Iskaga Horkeenayo Xukuumada Iyo Xisibiga Kulmiye Kula Yeeshay Wafti U Hogaaminaayey Gudoomiye Ciro Iyo Xirsi Axmed Kayse Waa Nin Mashruuc Ku Soo Qaatay Bur Burinta Xisbiga Kulmiye Iyo Xukuumada Somaliland

“Axmed Kayse Waxaa Sheegay In U Safar Ku Tegay Xajka Si U Soo Cimraysto Waa Been Ee Umu Tegin Waxaa U Tegay In U Shiraar La Iskaga Horkeenayo Xukuumada Somaliland Iyo Xisbiga Kulmiye Oo La Doonayo In Dhibaato La Kala Dhex Dhiigo Xisbiga Iyo Xukuumada Waxaana U Shiir Qarsoodiya La Yeeshay Gudomiye Ciiro Iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan

Dhanka Kale Waxaa U Afhayeen Siciid Cali Guuray Madaxwaynaha Somaliland Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ugu Baaqay In Xilka Laga Qaado Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Qorshaynta Somaliland Axmed Kayse

“Maha Markii Ugu Horaysay Ee Axmed Kayse U Khalad Ka Gallo Xukumada Somaliland Iyo Xisbiga Kulmiye Hore Waxaa U Wasiir Axmed Kayse U Ahaa In Shakhsigii Madaxwayne Axmed Silaanyo Waagii U Mucaaradka Ahaa Ragii Iska Hor Is Taagay In U Dalka Ku Soo Laabto Maanta Isagoo Khaladka Hore Galay Ayuu Doonaya Maantana In U Dacwad Ka Gudbiyo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland,

COMMENTS
Latest News