Saxilnews.com
Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay Sababaha Losoo Xidhay Suldaan Ay Soo Qabteen Ciidamada Boolisku
July 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) -Afhayeenka ciidamada booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay suldaan kamida madax-dhaqameedka Somaliland oo ay ciidamada booliska magaalada hargeysa soo xidheen, waxaana uu taliyuhu sheegay in suldaanka markii lasoo qabtay uu faraha kula jiray fal dambiyeed waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News