Saxilnews.com
Afar ruux oo ku dhimatay qarax Muqdisho ka dhacay
December 22, 2018 - Written by editor
Qarax horeLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionQarax hore

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhimatay toban kale ayaana ku dhaawacantay qarax lagu bartilmaameedsaday makhaayad mashquul ah oo Muqdisho ku taalla, sida uu BBC-da u sheegay qof goob jooge ah.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Illaa iyo hadda ma jiro koox sheegatay in ay ka dambaysay weerarkaas.

Laakiin ururka Al shabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo ka gaysta magaala Muqdisho.

Faahfaahinta dib ayaan ka soo dheegi doonaa

COMMENTS
Latest News