Saxilnews.com
“ADEER XEEBTU LABA REER AYUUNBAY KA DHAXAYSAY ” ..SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SOMALILAND OO KA HADLEY LIXDA GOOBOOD EE WAQOOYIGA HARGEYSA + MUUQAAL.
September 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley muranka ka taagan  lixda goobood ee waqooyiga Hargeysa .

Waxaa uu sheegay in lixdaas goobood ee xeebta kuu yaala ay laba reer oo kaliya ay wada degi jireen waa sida uu hadalka u dhigaye

“Hadii runta  la doonaayo Lixdaas goobood ee xeebtu waxay ahayeen deegan ka dhaxeeya Ciise Iyo Isaaq  , waxaana ay ahayeen dhul daaqsimeed  ka dhexeeya Isaaq iyo Ciisaha , cid kale oo soo  dhex gali jirtay ma jirto ” Ayuu yidhi Suldaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

COMMENTS
Latest News