Saxilnews.com
aawo:- Xalad Murugo Iyo Xanuun Badan Oo Ay Ku Nool Yihin Dadweynaha Xaafada Sheekh Cumar Ee Magaalada Hargeysa
March 16, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doona hordha warbixin aanu idinka diyaariney xaalad murugo iyo xanuun badan oo ay ku nool yihiin dadweynaha xaafada Sheekh Cumar oo koonfur galbeed kaga beegan magaalada Hargeysa.

Waxaa xaafadani degan qoysas danyara oo gabi ahaanba ka aradan baahiyaha aasaasiga ah, ee udub dhexaadka u ah

nolosha bini’aadamka.

Sawirka:- Dhabta Ah Ee NoloshaDadweynahaXaafadaSheekhCumar Ee MagaaladaHargeysaWaaHordhacaWarbixinAanuDhawaanIdiin Soo GudbinDoono

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News