Saxilnews.com
aawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Gobolka Sool E U Dhaxaysa Beelaha Walaalaha Ah
April 12, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews):-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa waxa uu ka hadlay colaada ka taagan Konfurta Gobolka Sool ee u dhaxaysa Beelaha Walaalaha ah ee deegaankaasi wada dega.

Wasiirka oo ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo uu u joogo xalinta shaqaaqada dhex martey labadaasi beelood ee walaalaha ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News