Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”MAAREYAHA DEKEDA BERBERA OO FAAHFAAHIN KA BIXIYAY LACAGO GANACSATADU KA QEYLISAY OO WAKIILADA MARAAKIIBTA KOONTEENARADA XAMBAARAA KU KORDHIYEEN
September 10, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay Lacag ay Maamulka Dekeda Berbera ku kordhisay shirkadaha Maraakiibta koonteenarada xambaara, arintaas oo muran badan ka dhex dhalisay ganacsatada iyo Maamulada shirakadaha Maraakiibta koonteenarada xambaara kadib markii ay Masuuliyiinta shirakadaha maraakiibta koonteenarada xambaaraa lacagtii Dekeda iyaga ku kordhisay iyaguna ay ku kordhiyeen ganacsatada Badeecadaha kusoo gurta Koonteenarada  kusoo gurta.

Saxilnews.com

berera Somaliland

COMMENTS
Latest News